Maktabad loogu magac daray Duqii hore ee Muqdisho oo xariga laga jaray (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga kajray Maktabad cusub oo laga hirgaliyay xarunta dhallinyarada gobolka Banaadir si ay uga faa’ideystaan dhallinyarada Caasimadda waxaana Maktabadaas loogu magac daray guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii hore ee Magaalada Muqdisho allaha unaxariistee Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusaan (Yariisoow) Duqa … Continue reading Maktabad loogu magac daray Duqii hore ee Muqdisho oo xariga laga jaray (Sawirro)